Mareykanka iyo Israa|l

 Mareykanka iyo Israa|l ayaa bishii la soo dhaafay u ballanqaaday Qatar , inan hoggaamiyeyaasha Xamaas , marna lagu beegsan doonin gudaha Qatar , balse ballantaa waxay ku dhammaatay in toddobaadyo kadib weerar ka dhaco Dooxo, sida uu weriyay wargeyska Washington Post, oo soo xigtay saraakiil ka tirsan dawladda Qatar. 

Fiiro gaar ah; 

Weerarkii maalin ka hor , markii uu dhacay isla markiiba Qatar ayaa adeegsatay Netanyahu inuu khiyaamay, waxayna hadda iskudayaysa Qatar wax loogu yeeray jawaab wadajir ah inay ka bixiso weerarkaa, sida laga soo xigtay CNN. 

Israa|l , wax natiijo ah kama helin weerarka , iyadoo warbaahinta Israa|l ay werisay inay hoggaamiyeyaasha Xamaas uga kaceen qolka fadhiga telefoonnadii ay wateen, xilliga uu weerarka dhacayna ay ku tukanayeen goob kale oo dhismaha ka tirsan oo aan ahayn, halka la beegsatay, taa oo u muuqata inay Israa|l la socotay qaar ka mid ah telefoonnada ay adeegsanayeen saraakiisha Xamaas, wallow aysan illaa hadda Xamaas wax warbixin ah ka soo saarin sida uu weerarkaa u dhacay iyo habka ay hoggaankooda uga badbaadeen.

Comments

Popular posts from this blog

“How many wars did President Trump actually end?”

President Hassan Sheikh Mohamud Calls for Stronger African Unity at Africa Climate Summit 2025 in Addis Ababa