Congratulations to the New President of North East Somalia
We proudly extend our heartfelt congratulations to President C/qaadir Axmad Awcali Firdhiye, the newly elected leader of North East Somalia. His leadership marks a new chapter of progress, unity, and vision for the region.
President Firdhiye has long been recognized as a man of integrity, wisdom, and dedication to the Somali people. As he takes on this great responsibility, we wish him strength, success, and endless achievements for the betterment of his people and the advancement of the region.
May this leadership bring stability, growth, and pride to all citizens.
Af somsli✨
Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Madaxweynaha cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, C/qaadir Axmad Awcali Firdhiye, oo noqday hoggaamiye ku dayasho mudan.
Madaxweyne Firdhiye waa nin lagu yaqaan daacadnimo, xikmad, iyo u adeegidda shacabka Soomaaliyeed. Markuu xilkan culus la wareegay, waxaan u rajeyneynaa guul, caafimaad iyo horumar joogto ah oo uu u horseedo shacabka iyo gobolka uu hoggaamiyo.
Hoggaankiisa ha noqdo mid keena xasillooni, midnimo iyo horumar waara.
Guul iyo gobonimo! 💪?
#Somalia #WaqooyiBari #MadaxweyneFirdhiye #GuulIyoHorumar #SomaliUnity
Comments
Post a Comment