Diiwaan-gelinta Gobolka Banaadir dib ayaa loo furay!

 Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay in diiwaan-gelinta dadweynaha ee Gobolka Banaadir dib loo furay laga bilaabo 09-09-2025 illaa 30-09-2025.

⚖️ Tani waxay fursad siinaysaa taageerayaasha ururrada cusub inay iska diiwaan-geliyaan si ay codkooda uga dhiibtaan doorashooyinka soo socda.

#DoorashooyinkaQaranka #Banaadir #DiiwaangelintaDadweynaha #Somalia


Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isu diyaarinaya safar taariikhi ah oo uu ku tagayo Laascaanood

Buurhakaba: Taariikh Digniin ah iyo Casharro Laga Baran Karo

Sweden’s Defence Minister Visits Somalia to Strengthen Bilateral Security Cooperation