Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya

 

Hambalyo Hambalyo Hambalyo!

Waxaan u diraynaa bogaadin iyo taageero buuxda Madaxweynaha cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, Mudane C/qaadir Axmed Awcali (Firdhiye).

Mudane Firdhiye waa hogaamiye ku sifoobay geesinimo, daacadnimo iyo hufnaan, isla markaana bulshada u qalma inuu hoggaamiyo. Doorashadiisa waa guul u soo hoyatay shacabka Waqooyi Bari oo u taagan horumar, midnimo iyo nabad waarta.

“Madaxweynuhu waa ninkii ugu mudnaa hogaanka Waqooyi Bari, waxaana rajeynaynaa inuu bulshada u horseedo guul iyo gobonimo.”

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu ku asturo xilka culus, kuna hanuuniyo garsoor iyo cadaalad, si shacabka Waqooyi Bari ay uga faa’iideystaan horumar dhab ah.

Guul iyo barwaaqo mar walba ha la jiro shacabka iyo hoggaankooda. Horay u soco! 

Waqooyi Bari Soomaaliya 💪💪💯

#Hambalyo #MadaxweyneFirdhiye #WaqooyiBari #GuulIyoGobonimo #Somalia




Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isu diyaarinaya safar taariikhi ah oo uu ku tagayo Laascaanood

Buurhakaba: Taariikh Digniin ah iyo Casharro Laga Baran Karo

Sweden’s Defence Minister Visits Somalia to Strengthen Bilateral Security Cooperation