Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA)



 Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Show ee gobolka Hiiraan.

Howlgalkan waxaa lagu dilay horjooge Xuseen Cabdullaahi Dalab, oo loo yaqaanay “Caamir,” kaas oo ahaa horjoogaha waxa ay ugu yeeraan amniyaadka qaybta Hirshabeelle.

Dhagarqabahan oo dhiigya-cab ahaa, kana qayb qaatay falal badan oo dhagar ah, ayaa ugu dambeyn nafta la dhaafiyay.

Faahfaahin dheeraad ah goor dhow la soco.

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isu diyaarinaya safar taariikhi ah oo uu ku tagayo Laascaanood

Buurhakaba: Taariikh Digniin ah iyo Casharro Laga Baran Karo

Sweden’s Defence Minister Visits Somalia to Strengthen Bilateral Security Cooperation