Isbarbardhigkii Soo Dhaweynta Madaxweyneyaasha: Itoobiya, Soomaaliya & Jabuuti

 Update labo madaxweyne oo kala matala laba dal waa madaxweyne ismaciil Cumar geele o madaxweyne ka ah dalka jabuuji iyo madaxweyne 

Xasan shiiq oo matala Somalia

Waxase loo sameyay sodhaween heerkadu kala sareeyo sida idin muqata  madaxweyne ismaciil Cumar 

Waxa garonka ku sodhaweyay raisulwasare abii Axmad 

Halka madaxweyne xasan shiiq ay so dhaweysay wasirada daqliga itoopia 

Madaxweyne xasan shiiq ayaana ka qeyb Gali dona xaflada xarig kajarka biyo xireenka itoopia 

Dhanka kale dowlada masar o siween

Ugarab istaagtay waqtigii heshiiskii

Itoopia iyo Somaliland dowlada somalia ayaa sheeeda kafirsanaysa sida dowlada somalia ay garab uga heli laheyd 

Dadiise madaxweyne xasan ulasafto

Itoopia dowlada masar maxaa lagudboon



Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne Xasan Sheekh oo isu diyaarinaya safar taariikhi ah oo uu ku tagayo Laascaanood

Buurhakaba: Taariikh Digniin ah iyo Casharro Laga Baran Karo

Sweden’s Defence Minister Visits Somalia to Strengthen Bilateral Security Cooperation