Weerar 16-jir ku qaaday saldhig Boolis İzmir
Nin dhallinyaro ah oo 16 jir ah ayaa maanta weerarray saldhig ku yaalla degmada Balçova oo ka tirsan galbeedka magaalada İzmir ee dalka Turkiga , halkaa oo uu ku dilay 2 sarkaal 6 kalena uu dhaawacay , iyadoo weerarka lala xiriiriyay inuu ninkan ka aargoosanayay tacadi horey loogu geystay saldhigan mar uu ku xirnaa, halka ay Booliiska sheegeen inay wadaan baaritaan haddii ay jirto ujeeddooyin kale oo weerarka uu u fuliyay, sida ay werisay AP.
Comments
Post a Comment