“Sheeko-sameyntu waa awood lagu mideeyo bulshada: Garowe oo martigelisay tababar ku saabsan hal-abuurka dhijitaalka ah iyo mas’uuliyadda warbaahinta”
Sheeko sheegisto waa aalad awood badan oo lagu horumariyo fikradaha laguna dhiso isfahamka iyo wadajirka bulshooyinka dhexdooda iyo dhexdooda, gaar ahaan dunida casriga ah ee maanta sida xawliga ah u kobcaysa oo ay Soomaaliya ku jirto.
Garoowe dhawaan, UNTMIS ayaa Wasaaradda Warfaafinta Puntland ku taageertay qabashada kulan 3 maalmood socday oo ku saabsanaa sheeko-sameynta iyo wax-soo-saarka dhanka warbaahinta, 30 dhallinyaro ah oo leh hibo hal-abuur waxna ku qora baraha bulshada iyo suxufiyiin ayaa ka qayb-galay tababarka, kaasoo lagu bartay casharro ku saabsan xirfadaha farsamada iyo wacyi-gelinta ku saleysan anshaxa muhimadda ay u leeyihiin soo saarista sheekooyinka dhijitaalka ah si ay ku dheehantahay mas'uuliyad, run-sheegnimo iyo saameyn waxtar leh.
----------------------------------------
Storytelling is a powerful tool for advancing ideas and building understanding and solidarity in and among communities, especially in today’s fast-evolving digital world and including in Somalia.
In #Garowe recently, #UNTMIS supported #Puntland Ministry of Information in holding a 3-day capacity-building session on storytelling and content production – 30 young content creators, social media influencers and journalists attended the training, which included classes on technical skills and ethical awareness on the importance of producing responsible, accurate and impactful digital stories.
Comments
Post a Comment