Posts

Showing posts from October, 2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Maalgelinta ganacsatada gudaha dalka waa furaha shaqo-abuurka iyo koboca dhaqaalaha

Image
 Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Maalgelinta ganacsatada ee gudaha dalka, waxa ay gacan ka geysanaysaa shaqo-abuurka, bilicda iyo dhaqaalaha dalka.” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku ammaanay doorka ay ku leeyihiin maalgashiga iyo horumarka dalka, gaar ahaan caasimadda oo sanadihii dambe sameynaysay isbeddel amni oo dhiirrigelinaya maalgashiga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in maalgashiga ganacsatada Soomaaliyeed ee gudaha dalkooda uu leeyahay faa’iidooyin badan, oo ay kamid yihiin shaqo-abuurka dhallinyarada, horumarinta bilicda caasimadda, iyo kor u qaadidda dhaqaalaha dalka. “Waxaan sameynay Qorshaha Isbeddelka Qaranka, kaas oo ganacsatada Soomaaliyeed siinaya doorka ugu weyn ee maalgelinta dalka, waxaana looga fadhiyaa in ay gudaha dalkooda maalgashi ku sameeyaan, taas oo leh faa’iidooyin badan oo ay kamid yihiin shaqo-abuurka, bilicda iyo dhaqaalaha dalka,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa. ...

The Tragedy in El Fasher: RSF Atrocities and the Shadow of UAE Support

Image
  The world is witnessing a human tragedy in El Fasher, Darfur, Sudan. After the Rapid Support Forces (RSF) seized control of the city, shocking reports emerged of targeted killings, clashes, and massacres against civilians, including women and children. International human rights organizations have confirmed that these actions amount to ethnic cleansing, as RSF systematically targets non-Arab communities in the region. Even more alarming are allegations that the United Arab Emirates (UAE) has been a key financial and military supporter of RSF. While Abu Dhabi denies these claims, multiple international reports and intelligence sources indicate that arms shipments may have passed through neighboring countries to supply RSF. If true, this implicates the UAE in fueling the violence and humanitarian catastrophe unfolding in Sudan, making it one of the most severe human rights crises in the world today. The people of Darfur deserve justice and international accountability — silence is ...

TUBSAN National Center Director Participates in Global DDR Symposium at UN Headquarters

Image
  The Director General of TUBSAN, Mr. Cali Yaasiin Gurbe, participated today in an international platform discussing rehabilitation and reintegration programs for ex-combatants (DDR Symposium), jointly organized by the Department of Political Affairs (DPO) and the International Organization for Migration (IOM) at the United Nations Headquarters in New York. During the symposium, Director Gurbe emphasized Somalia's commitment to governmental coordination and strengthening efforts to combat extremism. He highlighted that the responsibility for security and stability rests with Somalia, while international partners play a vital role in support and cooperation. Director Gurbe is also expected to engage in key sessions reviewing strategies to counter violent extremist ideologies. The participation of TUBSAN National Center in this global forum demonstrates Somalia’s active role in promoting peace, reconciliation, and combating extremism on an international scale.

President Hassan Sheikh Mohamud and the Quest for East African Integration

Image
 Somalia’s Growing Role in East African Politics Somalia is steadily asserting itself as a key player in the East African political landscape. This week, President Hassan Sheikh Mohamud met with the newly appointed Somali members of the East African Legislative Assembly (EALA) — marking another step toward strengthening the country’s regional presence. By engaging more actively with East African institutions, Somalia is signaling its determination to move from the margins of regional politics to the center of decision-making. The country’s participation in EALA is not merely symbolic; it reflects a broader vision of integration, stability, and mutual growth across the Horn of Africa. President Mohamud’s administration views regional diplomacy as a foundation for Somalia’s long-term recovery and prosperity. Closer collaboration with neighbors in trade, security, and governance could help tackle shared challenges such as terrorism, drought, and migration. At the same time, it enhance...

Trump Pressures Gulf States to Fund Gaza Reconstruction Worth $70 Billion

Image
  According to a Bloomberg report, former U.S. President Donald Trump is pressuring Gulf countries — namely Saudi Arabia, the United Arab Emirates, and Qatar — to finance a $70 billion Gaza reconstruction plan. However, all three nations are hesitant, demanding security and political guarantees to ensure the war does not reignite and that they have a say in Gaza’s future administration. Bloomberg detailed the conditions set by each country: Saudi Arabia is facing budgetary pressure due to declining oil prices and is reluctant to provide unconditional funding. The United Arab Emirates insists on clear political guarantees, including the disarmament of Hamas and reforms within the Palestinian Authority in the West Bank. Qatar seeks assurances that Israel will honor a future peace agreement, while also wanting a visible political role in Gaza’s post-war administration. This proposed reconstruction project would be one of the largest ever in Gaza, but political divisions and security u...

WASAARADDA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO DOWLADDA TURKIGA KA GUDDOONTEY QALAB WARBAAHIN OO CASRI AH

Image
  Muqdisho, 26 October 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa qalab casri ah oo warbaahineed ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper AKTAŞ. Qalabkan ayaa isugu jira camerooyin casri ah iyo qalabka sida tooska loogu tebin karo barnaamijyada, kaas oo qeyb ka ah heshiis horay u dhexmaray Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu horumarinayo warbaahinta qaranka.  Hay’adda Turkiga Cooperation and Coordination Agency (TIKA) ayaa heshiiskaasi fulintiisa wakiil uga ahayd Dowladda Turkiga, iyadoo munaasabadda guddoominta oo ka dhacdey magaalada Muqdisho, uu goobjoog ka ahaa Madaxa TIKA Somalia, Zafer Eski. Qalabkan, oo ah mid aad u muhiim ah oo casri ah, ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo oo lagu hormariyo qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka, si loo dardar geliyo howlaha warbaahineed ee dowladda. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24-ka October, 2025

Image
 Warbixinta Toddobaadlaha ee  Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24-ka October, 2025 1- Madaxweyne  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la yeeshay xubnaha cusub ee Soomaaliya ku metelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC). 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan. 3- Ra’iisul Wasaare  Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber,iyagoo kawada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka  siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. 4- Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa  khudbad ka jeediyay Shirka 5-aad ee  Nabadda iyo Horumarka Afrika oo lagu qabtay magaalada Aswan ee dalka  Masar,isagoo  sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay waddada horumar waara, ...

Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo Xal u Raadinaysa Deganaanshaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Image
  Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Ankara ayaa bilihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd xal u helitaanka sharciga deganaanshaha qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga. Danjire Faxtudiin Cali Maxamed (Ospite) asaga oo ka duulaya arinkaas ayuu shir muhiim ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Ali Yerlikaya, Kulanka waxaa diirada lagu saaray arrimo la xiriira deganaanshaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Turkiga iyo sidi arrinkan xal waara loogu heli lahaa.  Danjire Ospite ayaa mahad gaar u celiyay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Wasaaradda Amniga Qaranka XFS oo arrinkan Safaaradda si dhow u gala shaqeeyay, Sidoo kale, wuxuu danjiruhu mahad weyn u celiyay Jamhuuriyadda Turkiga, taageerada iyo garab-istaagga joogtada ah ee ay mar walba u muujiyaan Dowladda Soomaaliya.

Deddeg:Shirka Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay diyaargarowga doorashooyinka golayaasha deegaanka ee degmooyinka Jubaland

Image
  Madaxweynaha Dowladd goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo ay kamid yihiin doorashooyinka golayaasha deegaanka Jubaland, horumarinta adeegyada bulshada, siyaasadda dalxiiska, iyo qorshayaasha horumarineed ee dhalinyarada iyo ciyaaraha. Intii uu kulanku socday, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa soo jeedisay warbixin ku saabsan diyaargarowga doorashooyinka golayaasha deegaanka ee degmooyinka Jubaland, iyo howlaha mudnaanta leh ee illaa hadda la qabtay. Sidoo kale, Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa soo bandhigtay Siyaasadda Dalxiiska Jubaland, oo ah hage dowladeed lagu dejiyay jihada iyo qorshaha horumarineed ee dalxiiska. Siyaasaddan ayaa lagu mideynayaa qorshayaasha iyo aragtida horumarineed ee heer dowladeed, iyadoo gacan ka geysan doonta kor u qaadista dhaqaalaha iyo soo jiidashada dalxiisayaasha gudaha iyo d...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey darajooyinka loo asteeyey Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo shuruuc kale oo muhiim ah.

Image
  Muqdisho, Khamiis, 23 Oktoobar 2025: - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, warbixinno la xiriira diyaar-garowga doorashooyinka hal qof iyo hal cod, ee la qorsheynayo in dalka laga qabto. Guddiga ayaa Golaha la wadaaggay Xogta liiska ku-meer gaarka ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha Gobolka Banaadir, waxaana ay sheegeen in 30-ka bisha Nofeembar laga qaban doono caasimadda Muqdisho doorashada Golayaasha deegaanka. Sidoo kale, Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee la xiriirta darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir, iyada oo la raacayo sharciga dooraashooyinka ee qeexaya habraaca darajooyinka Degmooyinka Gobalka Banaadir. Darajooyinka loo asteeyey degmooyinka ayaa kala ah, sagaal degmo oo darjada (A) ah iyo toddabo degmo oo darjada (B) ah. Degmooyink...

Somalia Strengthens Aviation and Transport Ties with Saudi Arabia

Image
  Riyadh | October 22, 2025 – Somalia’s Minister of Transport and Civil Aviation, Hon. Maxamed Faarax Nuux, on an official visit to Saudi Arabia, held a productive meeting in Riyadh with Saudi Arabia’s Minister of Transport and General Logistics, Mr. Saleh bin Nasser Al-Jasser. The meeting focused on enhancing bilateral cooperation in transport and aviation, with special attention on establishing regular direct flights between Somalia and Saudi Arabia. Minister Nuux emphasized that the meeting was crucial in building a collaborative relationship beneficial for both nations and their people. Both ministers agreed to form a technical committee to implement agreements and plans to strengthen aviation and transport ties. The visit forms part of Somalia’s broader efforts to boost connectivity, trade, and service exchange with friendly countries in the region.

🇺🇸 Trump’s Shocking Proposal Stuns Ukraine, Delights Russia 🇷🇺

Image
During a Friday meeting at the White House, U.S. President Donald Trump reportedly urged Ukrainian President Volodymyr Zelensky to give up large parts of Ukrainian territory to Russia — a proposal that left the Ukrainian delegation visibly disappointed, according to multiple sources. Trump also refused to provide Tomahawk missiles to Ukraine and instead floated the idea of a security guarantee for both Kyiv and Moscow, a suggestion Kyiv’s team described as deeply controversial. After the meeting, Trump publicly called for an immediate ceasefire, a move that Zelensky later cautiously supported in remarks to reporters. Sources say Trump’s proposal came after Zelensky firmly rejected any “territorial concessions” to Moscow. #Trump #Zelensky #Ukraine #Russia #Ceasefire #WhiteHouse #Geopolitics #WarInUkraine

Somalia's Path to Sustainable Development: Insights from Prime Minister Hamza Abdi Barre at the Aswan Forum

Image
  On 19 October 2025, Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, delivered a keynote address at the 5th Africa Peace and Development Summit held in Aswan, Egypt. In his speech, PM Hamza highlighted Somalia’s vision for sustainable development, the importance of peace and stability, and the critical role of youth empowerment in building a prosperous future. Key Highlights from the Address: 1. Commitment to Peace and Stability: Prime Minister Hamza Abdi Barre emphasized that lasting peace and security are the foundation for sustainable growth in Somalia. He stressed the need for strengthened institutions, rule of law, and collaboration with regional partners to ensure a stable environment for all citizens. 2. Strengthening African Cooperation: PM Hamza called for enhanced regional cooperation to combat terrorism, address conflict roots, and promote development across Africa. He highlighted Somalia’s willingness to engage with neighboring countries and African institutions to achieve...

“Sheeko-sameyntu waa awood lagu mideeyo bulshada: Garowe oo martigelisay tababar ku saabsan hal-abuurka dhijitaalka ah iyo mas’uuliyadda warbaahinta”

Image
 Sheeko sheegisto waa aalad awood badan oo lagu horumariyo fikradaha laguna dhiso isfahamka iyo wadajirka bulshooyinka dhexdooda iyo dhexdooda, gaar ahaan dunida casriga ah ee maanta sida xawliga ah u kobcaysa oo ay Soomaaliya ku jirto. Garoowe dhawaan, UNTMIS ayaa Wasaaradda Warfaafinta Puntland ku taageertay qabashada kulan 3 maalmood socday oo ku saabsanaa sheeko-sameynta iyo wax-soo-saarka dhanka warbaahinta, 30 dhallinyaro ah oo leh hibo hal-abuur waxna ku qora baraha bulshada iyo suxufiyiin ayaa ka qayb-galay tababarka, kaasoo lagu bartay casharro ku saabsan xirfadaha farsamada iyo wacyi-gelinta ku saleysan anshaxa muhimadda ay u leeyihiin soo saarista sheekooyinka dhijitaalka ah si ay ku dheehantahay mas'uuliyad, run-sheegnimo iyo saameyn waxtar leh. ---------------------------------------- Storytelling is a powerful tool for advancing ideas and building understanding and solidarity in and among communities, especially in today’s fast-evolving digital world and including ...

“Doha Talks End Border Violence: Pakistan & Afghanistan Call Ceasefire”

Image
  🚨 Breaking News: Pakistan and Afghanistan have reached a formal ceasefire after weeks of intense border clashes, marking a major step toward de-escalation in the region. The agreement came after peace talks in Doha, mediated by Qatar and Turkey, aimed at ending one of the worst waves of violence along the two countries’ shared border since the Taliban took power in Kabul in 2021. Pakistan’s Defense Minister, Khawaja Muhammad Asif, confirmed the ceasefire, adding that both sides will meet again in Istanbul on October 25 to discuss detailed arrangements. The clashes had led to significant casualties and strained relations, with Pakistan accusing Afghanistan of sheltering militants—a claim Kabul denied. Afghanistan reported that at least three of its national cricket players were killed in Pakistani strikes, leading to their withdrawal from an upcoming tri-nation series in Pakistan. This ceasefire is a hopeful sign for peace and stability in South Asia, though analysts warn that te...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Image
  Mogadishu, Friday, 17th October, 2025 1- President Hassan Sheikh Mohamud attended in Nairobi a national funeral service held in honor of former Kenyan Prime Minister Raila Odinga, who recently passed away. 2- President Hassan Sheikh Mohamud chaired the weekly meeting of the Cabinet, which focused on accelerating state formation plans and improving public services. 3- President Hassan Sheikh Mohamud made a brief visit to Addis Ababa and held talks with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, discussing bilateral cooperation between the two countries. 4- President Hassan Sheikh Mohamud sent a congratulatory message to the Somali people on the 71st anniversary of Somali Flag Day, urging the public to strengthen national unity. 5- President Hassan Sheikh Mohamud congratulated the Federal Parliament of Somalia for the smooth completion of the election of Somalia’s representatives to the East African Community (EAC) Parliament. 6- Prime Minister Hamza Abdi Barre extended congratulations t...

Trump Rejects Israel’s Military Plan Against Hamas Amid Rising Tensions

Image
  Former U.S. President Donald Trump has reportedly rejected a proposed Israeli military plan aimed at resuming operations against Hamas in Gaza, following the discovery of two deceased Israeli hostages. Israel’s Defense Minister Yisrael Katz ordered the army to prepare a “comprehensive plan” to crush Hamas if the ceasefire collapses. The move came after Israel received the coffins of two hostages through the Red Cross, transferred to Israeli forces and the Shin Bet inside Gaza. The bodies will be examined at Israel’s National Forensic Institute before being handed over to their families for burial. Katz warned on Wednesday that Israel will resume fighting if Hamas fails to comply with ceasefire terms. Hamas, however, claimed that retrieving additional bodies would require “special equipment.” Meanwhile, Donald Trump said on Wednesday there is “no reason for U.S. troops to intervene in Gaza,” emphasizing that Hamas is already searching for the bodies of the deceased hostages. > ...

Xoojinta Nabad waarta: Tababarka Xuquuqda Aadanaha ee Sarkaal cusub — Tallaabo muhiim ah oo lagu dhisayo caddaalad waarta”

Image
  Hordhac Nabadda waarta kuma salaysna kaliya heshiisyo siyaasadeed, balse waxa ugu muhiimsan waa in hay’adaha caddaaladda ay u shaqeeyaan si hufan oo xaq ku dhisan. Adeeg caddaaladeed oo si hufan u shaqeeya waa aasaaska lagu gaari karo kalsooni bulshada dhexdeeda, dhimista colaadaha, iyo xoojinta dowladnimada. Tababarka Baidoa: Faahfaahin Bisha lasoo dhaafay, khubaro ka tirsan UNTMIS ayaa magaalada Baidoa ka qabtay aqoon-is-weydaarsi saddex maalmood socday oo loogu talagalay 30 sarkaal oo cusub oo ka tirsan Ciidanka Xabsiyada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Tababarku wuxuu diiradda saaray: Fahamka karaamada aadanaha iyo xuquuqda dadka lagu hayo xabsiyada Heerarka caalamiga ah ee daryeelka bani’aadamnimo Ka hortagida xadgudubyada xuquuqda aadanaha (Iyo haddii lagu daray) habraacyada cabashada, ilaalinta da’yarta, dhexdhexaadinta jinsiga, iyo kormeerka gudaha/dibadda Muhiimadda Tababarkan 1. Kalsooni bulshada – Markii dadka lagu hayo la tixgeliyo xaqooda, bulshadu waxa ay arag...

Somalia’s National Counter-IED Strategy: A Whole-Society Response to a Deadly Threat

Improvised Explosive Devices (IEDs) have long been a weapon of choice for militant groups like Al-Shabaab in Somalia, causing heavy losses among civilians and security forces alike. In response, Somalia has now launched its first-ever National Counter-IED Strategy — a comprehensive framework aimed not just at reacting to attacks, but preventing them. Body: What the strategy includes: intelligence-led operations; strengthening Explosive Ordnance Disposal (EOD) units; legal/regulatory reforms; tighter control over precursor materials; community engagement.  Why it matters: High cost of IED incidents (casualties, insecurity, economic disruption).  Past approach was often reactive; this marks a shift towards prevention. Role of community awareness — reporting suspicious activity can save lives. Challenges ahead: Implementation capacity across regions Ensuring laws are enforced and corruption does not undermine gains Sustained funding & partner support  Somalia’s Counter-I...

🇵🇸 Freed Palestinian Prisoners Expose Harsh Treatment in Israeli Jails

Image
Dozens of Palestinian prisoners who were recently freed and returned to Gaza and the West Bank have come forward with shocking accounts of abuse and mistreatment inside Israeli prisons. According to testimonies from the released detainees, they were beaten, tortured, and given rotten food during their imprisonment. Many claim they were held without charge or trial, a practice long condemned by human rights organizations. Nearly 2,000 Palestinian prisoners have been released in recent weeks as part of the Hamas–Israel hostage exchange deal, which saw hostages held in Gaza swapped for Palestinians detained in Israel. The United Nations has also documented similar reports, highlighting systemic human rights violations against Palestinian detainees. For many of those freed, the joy of reuniting with their families comes mixed with the pain of what they endured behind bars — a grim reminder of the human cost of conflict. ✍️ “The era of silence must end. The world needs to hear what happens ...

Waa kuma "Qoyane", sarkaalkii Al-shabaab ka tirsanaa ee macwiisleydu dileen?

Image
  Habeen hore, rag hubeysan oo ka tirsan miliishiyooyinka qabaa'ilka ee loo yaqaano Macawisley ayaa sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab ku dilay tuulada Mabaax oo u dhaxaysa magaalooyinka Moqokori iyo Aadan Yabaal ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure (Qoyane) ayaa horey maxkamadda Ciidamada ee Soomaaliya ugu xukuntay dil sanad kii 2019-kii markaas oo lagu helay in uu ka dambeeyay qarax lagu dilay gudoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Maxaas oo isla sanadkaas lagu khaarajiyay Maxaas. Cali Jeyte waxa uu sheegay in markii ay dagaalada ka bilaabmeen degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan dagaalkaas oo ay kula jireen Alshabaab in gaadiid u kala socday degmada Beledweyne iyo degmada Maxaas in uu ninkaasi gawaaridii labada dhinac ka timid isku celiyay oo dad ka badan labaatan qof ku laayey halkaas gaadiidkiina uu gubay. Cali Jeyte waxa uu sheegay in Cali Axmed Guure (Qoyane) uu aha nin dadka masaafuurka ah mar walba dhibaatooyin kula kac...

Trump Signs Historic Gaza Peace Deal in Egypt: “Reconstruction Begins”

Image
  A major step toward peace in the Middle East has been announced as U.S. President Donald Trump and the leaders of Egypt, Qatar, and Turkey signed a landmark peace declaration focused on rebuilding Gaza after years of destruction and suffering. The signing ceremony took place in Sharm El-Sheikh, Egypt, where Trump praised the regional leaders for their crucial role in brokering the ceasefire between Israel and Hamas. “A beautiful new day is rising, and the reconstruction is beginning,” Trump said, holding the signed document before the press. According to the agreement, Israel will release 250 Palestinian prisoners, along with over 1,700 others detained during recent military operations in Gaza. In return, Hamas has freed the last 20 Israeli hostages who were being held in Gaza. This move marks a significant milestone in the ongoing efforts to stabilize the region after years of conflict and humanitarian crisis. Earlier, during a speech to the Israeli parliament (Knesset), Trump t...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Yeman: Kulanka Danjiraha Soomaaliya iyo Wasiirka Gaashaandhigga Yeman

Image
Magaalada Cadan, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Yeman, Mudane Muxsen Maxamed Al-Daacari. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan arrimaha amniga, ilaalinta xuduudaha, iyo horumarinta xiriirka dowladaha. Wasiirka Gaashaandhigga Yeman, Mudane Muxsen Maxamed Al-Daacari, ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Yeman ay leeyihiin xiriir adag oo soo jireen ah, isla markaana shacabka Yeman aysan marnaba ilaawi karin taageerada joogtada ah iyo moqifka wanaagsan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u muujisay dalkooda. Safiirka Soomaaliya ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Yeman u gudbiyey salaam uu ka siday Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi. Intaa kadib, Safiirka ayaa xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta iskaashiga labada dal iyo taageeridda dadaallada lagu gaarayo horumar iyo xasillooni. Kulankan aya...

Dagaal ka socda gudaha marinka Qasa!

Image
Waxaa sii xoogeysanaya dagaal ka dhex qarxay magaalada Qasa, kaasoo tan iyo shalay u dhexeeya ciidamada Xamaas iyo kooxo hubeysan oo la sheegay in ay yihiin maleeshiyaad taageero ka helaya Israa|l. Sida ay sheegeen ilo sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Xamaas, dagaalka ayaa dhacay kaddib markii maleeshiyaadku weerareen kooxo dad ah oo kasoo laabtay koonfurta Qasa, halkaas oo ay hore ugu barakaceen intii uu socday duullaankii Israa|l. Weeraradaas ayaa sababay dhimasho iyo dhaawacyo badan, waxaana la xaqiijiyay in tiro ka mid ah ciidamada ammaanka ee Xamaas la dilay. Warbaahinta Israa|l ayaa sheegtay in ciidamada Israa|l ay sii wadi doonaan bixinta taageero iyo ilaalin kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda Xamaas, xitaa kaddib marka ay ciidamadoodu si rasmi ah uga baxaan Qasa. Tani waxay muujinaysaa in Israa|l ay weli dooneyso inay gacanta ku hayso xaaladda gudaha Qasa, iyadoo adeegsanaysa kooxo maxalli ah oo ujeedkoodu yahay in ay wiiqaan awoodda iyo xukunka Xamaas....

Suuriya oo la sheegay inay Israa’iil u wareejinayso meydka basaaskii Eli Cohen – xaalad cusub oo taariikhi ah!

Image
 Warbaahinta Sacuudiga ee Al-Hadath, ayaa maanta soo bandhigtay inay Israa|l ku dhowdahay inay xaqiijiso xaalad ay muddo dheer sugeysay, taa oo ah suragalnimada inay Suuriya dhawaan ku wareejiso meydka basaaskii Eli Cohen oo lagu toogtay Suuriya sanadkii 1965, kaddib markii lagu helay inuu ahaa qofkii u fududeeyay Israa|l inay qabsato buuraha Golan. Tan iyo waqtigaa waxay Israa|l dadaal walba u gashay inay hesho meydka ninkan oo la daldalay, balse kuma guuleysan, laakin si hadda ay Suuriya u dhisto kalsoonida Israa|l, waxay dooneysa inay wareejiso meydka Cohen.  Muxuu ahaa basaaskan?  Eli Cohen wuxuu galay gudaha Suuriya dabayaaqadii sanadkii 1961, kaddib markii Mossad u diray hawlgalka sirdoon , isagoo adeegsanaya magaca been abuur ah ee Kamel Amin Thaabet , iskana dhigaya ganacsade reer Lubnaan ah oo kasoo laabtay Latin America. Markii hore wuxuu muddo kooban ku sugnaa Argentina si uu halkaas uga dhiso sheekadiisa iyo xiriirro bulsho oo uu la yeelanayo jaaliyadda Suuri...

🇸🇴🤝🇶🇦 Soomaaliya iyo Qatar oo Xoojinaya Xiriirkooda Taariikhiga ah

Image
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo horumarinta, kuwaas oo ay Soomaaliya iyo Qatar ka wada shaqeeyaan si loo xoojiyo danaha labada shacab ee walaalaha ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Danjiraha u gudbiyay dhambaal tacsi rasmi ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u direyso Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib shil gaari oo naxdin leh oo ka dhacay dalka Masar, kaas oo sababay geerida saddex muwaadin oo Qatari ah iyo dhaawaca qaar kale. > “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Dowladda iyo shacabka aannu walaalaha nahay ee Qatar uga tacsiyeyneysaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid muwaadiniin u dhashay da...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA

Image
  Muqdisho, Oktoobar 12, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha badan ee Calanka dalkeenna. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in maalinta 12 Oktoobar ay ahmiyad weyn u leedahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed maadaama oo ay ku beegan tahay markii la gardaadiyey Calankeenna oo ah astaan ka turjumaysa gobannimada, wadajirka iyo midnimadeenna.  “Maanta waa maalin ku weyn dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Waxa ay ku beegan tahay markii 71 sanno ka hor halyey Maxamed Cawaale Liibaan uu hindisay calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya Qarannimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Soomaaliyeed oo halgan dheer u soo galay sidii ay u hanan lahaayeen xornimadooda iyo talada dalkooda." Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta dowladnimadooda, difaaca dalkooda iyo ilaalinta danaha qarankooda, si loo ilaaliyo dhaxalka...

Trump ayaa ku guul-darraystay inuu helo billada Nabadda ee Nobel-ka oo dadaal badan uu ku bixiyay

Image
  Trump ayaa ku guul-darraystay inuu helo billada Nabadda ee Nobel-ka oo dadaal badan uu ku bixiyay , taa beddelkeeda waxaa sannadkan lagu dhawaaqay inay ku guuleysatay haweenayda María Corina Machado, oo ah hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela oo taageerro badan ka hesha reer galbeedka iyo xataa Trump ayaa marar badan boggaadiyay dhaqdhaqaaqyadeeda.  Dhowr fallanqeeyaal ayaa warbaahinta u sheegay  in doorashada ah Trump in laga leexiyo billadan oo la siiyo Maria ay leedahay macne siyaasadeed oo loo fasiran karo in guddiga Nobel-ka uu si cad u muujiyay jihada ay dabayshu u socoto, taa oo ah taageeridda dhaqdhaqaaqyada mucaaradka ee ka dhanka ah dawladaha xukun adag, halkii uu ka abaalmarin lahaa halganka diblomaasiyadeed ee Trump ee xabbad-joojinta Qasa. Falanqeeyeyaasha ayaa tilmaamaya in go’aankan uu si dadban u muujinayo in reer Galbeedku doonayaan in ay xoojiyaan fariinta ah in isbeddelka dimoqraadiyadeed uu ka iman doono gudaha dalalka ay joogaan hoggaamiyeyaasha doonay...

Marco Rubio Praises Trump’s Role in Peace Deals — “None of It Would Have Happened Without Him

Image
U.S. Secretary of State Marco Rubio praised former President Donald Trump’s direct involvement in achieving several peace agreements, saying: > “It’s not an exaggeration to say that none of them would have happened without the President’s personal engagement.” His remarks were met with applause from other ministers sitting nearby. Trump, visibly pleased, patted Rubio twice on the shoulder in appreciation. Observers noted that Trump’s response highlighted his deep appreciation for personal praise — something that has often influenced his political stance and decisions. British Prime Minister Keir Starmer reportedly confirmed this sentiment during a private briefing with Ukrainian President Volodymyr Zelensky. According to sources, when tensions arose between Trump and Zelensky, Starmer advised the Ukrainian leader to “praise and acknowledge Trump strongly” when meeting him. Following this advice, Zelensky received Trump’s full backing, including authorization for new arms deliveries,...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ansixiyay Saddex Heshiis Is-afgarad Oo Ku Saabsan Waxbarashada iyo Cilmi-baarista

Image
 Muqdisho, Khamiis, 09 Oktoobar 2025 — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyay saddex heshiis is-afgarad oo la xiriira waxbarashada iyo cilmi-baarista. Heshiisyadan is-afgarad oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa kala ah: 1. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Uganda, kuna saabsan waxbarashada. 2. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar, oo ku saabsan tacliinta sare. 3. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, kuna saabsan tacliinta sare iyo cilmi-baarista. Kulanka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa sidoo kale looga dhageystay Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga warbixinno ku saabsan amniga guud ee dalka iyo la-dagaallanka khawaarijta. Heshiisyadan ayaa la rajeynayaa inay sare u qaadaan tayada waxbar...